Title VI complaint - Somali

Hadii aad rumeeysan tahay in lagaaga takooray sababa ku saleysan faracaada, midabkaada, ama asalkaada qaran (oo ay ku jirto aqoonta Ingiriisiga ee yar), barnaamijyada ama hawlaha hay'ada, waxaad ka gudbin kartaa dacwad rasmi ah.

Tilmaamaha: Fadlan buuxi foomkan soo socda oo u dir: Att: Complaints, Office of Equity and Civil Rights, Washington State Department of Transportation, Box 47314, Olympia WA 98504-7314 ama iimayl ugu dir: oecrcomplaints@wsdot.wa.gov

Wakhtiga ugu wanaagsan maalinti ee laguula soo xiriir karo si lagaala hadlo dacwadan
Cinwaanka boostada
Takoorka wuxuu ku saleysnaa
Magaca, cinwaanka, iyo lambarka taleefanka ee qofka(dadka) lagu eedeeyay inuu ku takooray
Qor hadii ay jiraan dadkale oo aan kala xariiri karno maclumaad dheerad ah oo taageero u ah dacwadaada. Fadlan raaci taleefoon lambaradooda, cinwaannadooda, cinwaannadooda iimaylka, iwm.
Cinwaanka boostada
Qor hadii ay jiraan hay'ado kale oo aad u gudbisay isla dacwadan
Gobalka

Enjoy paid time off. 

Our employees earn paid vacation and sick leave every month, as well as 12 paid holidays per year.

Work in a modern environment.

We offer telework options, an infant at work program, flexible work schedules and more.

Continue your learning journey.

Get tuition reimbursement for coursework or trainings related to your job or career ladder.